Explore Β· GUIDE

Patient guide

Know what to expect before your visit.

A practical guide to booking, preparing, arriving, privacy, and getting help at Qarni Clinic.

πŸ’³

Payment at Clinic

No online payment required. You pay for your consultation at the clinic reception when you arrive.

πŸ“‹

What to Bring

Valid ID, any previous medical records, your list of current medications, and your appointment confirmation.

⏰

Arrive Early

Please arrive 10–15 minutes before your appointment to complete registration at the reception desk.

πŸ”’

Your Privacy

All patient information is strictly confidential and used only for your medical care.

πŸ“… Book an Appointment

Frequently Asked Questions

QBallantu ma bilaash baa?

Haa. Ballan qabsashada Qarni Clinic online waa bilaash. Lacagta waxaad ku bixinaysaa rugta qarni clinic marka aad timaaddo.

QMaxaan keenaa oo la igaga baahanyahay maalinka ballanta?

Fadlan soo qaado aqoonsi sax ah, xogta caafimaad ee muhiimka ah ama natiijooyinka baaritaannada, liiska daawooyinka ee aad hadda amd aad hore usoo qaadatay hadii aad heli karto, iyo xaqiijinta ballanta oo ku jirta taleefankaaga ama daabacan.

QGoorma ayaan imaanayaa?

Waxaan kugula talinaynaa in aad timaaddo ugu yaraan 10–15 daqiiqo ka hor waqtiga ballanta

QQof ma ila iman karaa?

Haa. Waxaad ballanta la imaan kartaa hal qof oo qoyskaaga ah ama qof ku weheliya si uu kuu taageero. sidoo kale aanan xogtaada bixineynin

QSideen u beddelaa ama u baajiyaa ballanta?

Fadlan nala soo xiriir telefoon ama iimayl sida ugu dhakhsaha badan. Haddii ay suurtagal tahay, waxaan codsanaynaa in ugu yaraan 24 saacadood hore naloo sii wargeliyo.

QXogtayda caafimaad ma sir baa?

Haa. Dhammaan xogta bukaanka si adag ayaa loo ilaaliyaa, waxaana loo isticmaalaa oo keliya daryeelka caafimaadka. Xogtaada cid saddexaad lama wadaagno.

QMa heli karaa adeeg turjumaad?

Dhakhaatiirteennu waxay ku hadlaan Soomaali, Ingiriis iyo Carabi. Haddii aad u baahan tahay luqad kale, fadlan nala socodsii markaad ballanta qabsanayso si aan kuu diyaarinno adeeg ku habboon.

Sida Ballanta Loo Qabsado β€” 4 Tallaabo oo Fudud

1

Dooro Dhakhtarkaaga

Eeg dhakhaatiirteena takhasuska leh, kadibna dooro dhakhtarka kugu habboon.

2

Qabso Taariikhda & Saacada

Isticmaal jadwalka si aad u doorato taariikhda iyo Saacada ballan ee bannaan.

3

Fadlan Geli Xogtaada

Geli magacaaga, xogta telefoon ee lagaa heli karo, iyo sababta aad u booqanayso rugta.

4

Kaydi Lambarka Ballanta

Waxaad heli doontaa lambarka tixraaca. Haddii codsigu sugayo ansixin, miiska ballamaha ayaa hubinaya oo xaqiijinaya.